FURSADGATE · FURSADO SHAQO IYO QANDARAASYO HAL MEEL
Job
⏳ 14 days 17 hours left

FURSADGATE — SHAQO BANNAAN

Published by FursadGate ✓
FursadGate logo
Closing date
10 Nov 2026
14 days left
Location
Mogadishu
Banaadir
Opportunity type
Job

FursadGate waxay raadinaysaa qof IT ah oo ka caawiya NGO-yada, shirkadaha iyo isticmaalayaasha adeegyada platform-ka, isla markaana maamula diyaarinta iyo hubinta fursadaha la xayeysiinayo. MAS’UULIYADAHA • Ka caawi isticmaalayaasha isdiiwaangelinta, login-ka, profile-ka iyo gudbinta xayeysiisyada. • Diyaari oo geli shaqooyinka, tenders-ka iyo fursadaha kale. • Hubi cinwaanka, hay’adda, goobta, deadline-ka, dukumentiyada iyo tilmaamaha codsiga ka hor daabacaadda. • Ka jawaab su’aalaha WhatsApp iyo email, si cad oo xirfad leh. • La soco nidaamka, diiwaangeli ciladaha, una gudbi qofka farsamada ku shaqada leh. • U sharax NGO-yada iyo shirkadaha sida FursadGate loo isticmaalo. • Diyaari warbixin kooban oo ku saabsan xayeysiisyada, isticmaalayaasha la caawiyey iyo ciladaha jira. • Ilaali xogta isticmaalayaasha iyo awoodaha account-yada.

Opportunity details

Published by
FursadGate (verified)
Category
Finance
Closing time
23:59 Somalia time (UTC+3)
Date published
7 October 2026

Requirements

SHURUUDAHA • Aqoonta IT-ga iyo isticmaalka nidaamyada web-ka. • Khibrad customer support, data entry ama website administration. • Awoodda isticmaalka Word, Excel, PDF iyo email. • Af-Soomaali wanaagsan iyo awoodda fahamka/qorista Ingiriisiga. • Feejignaan, qoraal sax ah iyo awoodda hubinta xogta. • Dulqaad iyo awoodda dadka loogu sharxo tallaabooyin fudud. • Aqoonta shaqooyinka iyo tenders-ka NGO-yada waa dheeraad. • Aqoonta PHP, SQLite/MySQL ama cPanel waa dheeraad; jagadan taageerada kuma aha shuruud qasab ah. • Shahaado IT waa dheeraad; qof leh xirfad iyo khibrad la caddeyn karo sidoo kale wuu codsan karaa.

How to apply

Email. info@fursadgate.com

Submission notes

DUKUMENTIYADA CODSIGA CV cusub oo PDF ah. Qoraal codsi kooban oo sharaxaya khibraddaada iyo sida aad isticmaalayaasha u caawin karto. Tusaale shaqo hore, haddii aad hayso: website aad maamushay, tilmaamo aad qortay ama hawl IT/support ah.
Never miss jobs like this.

Register free on FursadGate and choose what interests you. Every new posting that matches is sent straight to you by email or WhatsApp.

Get free alerts →

Information supplied by the advertiser. Always follow the official instructions and check for amendments before submitting. FursadGate never charges applicants.